HomeWararXildhibaano tartan la’aan kusoo baxay Doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho

Xildhibaano tartan la’aan kusoo baxay Doorasho Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta ka dhacday Xarunta Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho, waxaana doorashada dhacday lagu doortay saddex kursi. Doorashada kursiga HOP#244 ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa isku soo sharaxay laba Musharax oo kala ah Kaltuun Xayir Jaamac iyo, Siciid Maxamed Maxamuud, waxaana doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta ka dhacday Xarunta Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho, waxaana doorashada dhacday lagu doortay saddex kursi.

Doorashada kursiga HOP#244 ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa isku soo sharaxay laba Musharax oo kala ah Kaltuun Xayir Jaamac iyo, Siciid Maxamed Maxamuud, waxaana doorashada kusoo baxay Siciid Maxamed oo Cod gacan taag ah loogu coddeeyay.

- Advertisement -

Ifraax Maxamed Cawad ayaa ku guuleystay kursiga HOP#037 ee Golaha Shacabka, iyadoona loogu coddeeyay Cod gacan taag ah, kadib markii tartanka doorashada ka tanaasushay Caasha Cabdilaahi Warsame Diiriye oo la tartami laheyd Ifraax Maxamed.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#238 ayaa waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ah Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir iyo Cabdilaahi Cabdiqani Ibraahim, waxaana doorashada kusoo baxay Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh.

Ismaaciil ayaa loogu coddeeyay Cod gacan taag ah, isagoona ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#238 ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

- Advertisement -

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa ku dhawaaqay dhammaan Natiijada saddexdii doorasho ee tartan la’aanta aheyd ee Maanta ka dhacday Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts