HomeWararGanacsade Maxamed Cajiib oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Ganacsade Maxamed Cajiib oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug kusoo dhammaatay doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP64 ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Cabdullaahi Iimaan Afrax iyo Ganacsade Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib), waxaana kusoo baxay oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug kusoo dhammaatay doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, oo deegaan doorashadiisu tahay Galmudug.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP64 ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Cabdullaahi Iimaan Afrax iyo Ganacsade Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib), waxaana kusoo baxay oo ku guuleystay Maxamed Cajiib.

- Advertisement -

Ganacsade Maxamed Cajiib ayaa helay Codad gaaraya 98, halka Musharaxii la tartamayey ee Cabdullaahi Iimaan uu isna helay 2 Cod, sida ay ku dhawaaqeen Natiijada Guddiga doorashada Maamulka Galmudug, iyadoona ay doorashada coddeeysay 101 ergo.

Doorashada Maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wafdi ka socda Guddiga doorashadooyinka heer Federaal iyo kuwa doorashada Galmudug…

Maxamed Ibraahim Cali Cajiib ayaa kamid noqday Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Ganacsade Maxamed ayaa waxaa uu kamid yahay shaqsiyaadka doorka fiican kasoo qaatay Nabada iyo dib u dhiska dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts