HomeWararShir looga hadlayay qorshaha ay CXD kula wareegi lahaayen amniga dalka oo...

Shir looga hadlayay qorshaha ay CXD kula wareegi lahaayen amniga dalka oo soo idlaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamuud Cabdi Xasan iyo safiirka dowladda Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire, Ilaas Sheekh Cumayr ayaa soo xiray kulan looga hadlayay qorashaha ay ciidamada xoogga dalka kula wareegi lahaayeen amniga guud ee Soomaaliya oo ka dhacay dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamuud Cabdi Xasan iyo safiirka dowladda Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire, Ilaas Sheekh Cumayr ayaa soo xiray kulan looga hadlayay qorashaha ay ciidamada xoogga dalka kula wareegi lahaayeen amniga guud ee Soomaaliya oo ka dhacay dalka Masar.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Siciid oo ka mid ah guddiga farsamo ee ka shaqaynaya qorshaha ay XDS kula wareegayaan amaanka dalka ayaa sheegay inay la kulmeen xubno ka socda Beesha Caalamka oo taqasus u leh arrimaha xasilinta, maal gelinta iyo tababarrada Ciidamada.

- Advertisement -

Agaasime Xasan Maxamed ayaa sheegay inay xubnaha ka socday beesha Caalamka uga warbixiyeen heshiiskii ay la gaareen AMISOM iyo habka ay Ciidanka XDS howsha ula wareegi doonaan.

Ugu dambeyn Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Siciid oo ka mid ah guddiga farsamo ee ka shaqaynaya qorshaha ay XDS ayaa intaas kusii daray inay wadaan sidii dhaqaalo iyo taageera loogu heli lahaa fulinta barnaamijka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts