HomeWararYuusuf Daba-geed oo ka Jawaabay hadalkii Wasiir Mukhtaar iyo siyaasiyiin kale

Yuusuf Daba-geed oo ka Jawaabay hadalkii Wasiir Mukhtaar iyo siyaasiyiin kale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed ayaa ka Jawaabay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ee uga hadlayeen Ciidanka Booliska Haramcad ee shalay la geeyay Magaalada Baladweyne. Yuusuf Daba-geed oo shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta hadlay ee uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed ayaa ka Jawaabay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ee uga hadlayeen Ciidanka Booliska Haramcad ee shalay la geeyay Magaalada Baladweyne.

Yuusuf Daba-geed oo shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta hadlay ee uu ku jiray Wasiir Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ay yihiin kuwo kuraas raadis ah oo aysan u hadli karin Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Wuxuu intaas kusii daray Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle in Ciidanka Booliska Haramcad ee shalay la geeyay Magaalada Baladweyne aan halkaas loo geynin in lagu boobo doorashada Golaha Shacabka ee ka dhaceysa Magaaladaas.

Yuusuf Daba-geed ayaa tilmaamay in Ciidamada Haramcad ay ka qeyb noqon doonaan Ciidamada ammaanka Magaalada ee sugaya amniga guud ee Baladweyne, isla markaana uu Maamulka Hirshabeelle ka dalbaday dowladda Federaalka in Ciidankaas loo soo diro.

Diyaarad sidday ku dhawaad 100 Askari oo Haramcad ah ayaa ka degtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, waxaana Ciidamada la geeyay kasoo horjeeystay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Wasiir Mukhtaar Xuseen Afrax, Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe, Wasiirkii hore Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre iyo siyaasiyiin kale ayaa sheegay in ujeedka Ciidanka loo geeyay Baladweyne ay tahay in lagu boobo doorashada Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts