HomeWararWasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo kusoo baxay Doorasho kursi oo ka...

Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo kusoo baxay Doorasho kursi oo ka dhacday Kismaayo

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Wasiirka Gaadiidka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhow ku guuleystay doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, taasi oo Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo. Doorashada kursiga uu kusoo baxay Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) oo tirsigiisu ahaa #HOP126 ayaa waxaa Wasiirka kula tartamay Musharax Cabdiraxmaan Macalin Xuseen, waxaana doorashada kursigaas kusoo baxay […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhow ku guuleystay doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda, taasi oo Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Doorashada kursiga uu kusoo baxay Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay) oo tirsigiisu ahaa #HOP126 ayaa waxaa Wasiirka kula tartamay Musharax Cabdiraxmaan Macalin Xuseen, waxaana doorashada kursigaas kusoo baxay Wasiir Eelaay.

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed ayaa helay Codad gaaraya 74 Cod, halka Musharax Cabdiraxmaan Macalin uu isna helay 21 Cod, waxaana halaabay 5 Cod, sida uu ku dhawaaqay Natiijada, Guddoomiyaha Guddiga doorashada Jubaland SEIT Dr Siyaad Maxamed Mursal.

Doorashada kuraas kale oo laba ah ayaa haatan ka socota Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana doorashada goobjoog ka ah wafdi ka socda Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo kuwa Guddiga doorashooyinka Jubbaland.

Latest stories