HomeWararSoomaaliya oo raadinaysa Xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Africa

Soomaaliya oo raadinaysa Xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Africa

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Abdullahi Ahmed Jama Ilka jiir oo xoojinaayo taageerada loo raadinaayo xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Africa ayaa maanta la kulmay  Safiirada Dalalka Seychelles, Tunisia iyo Safiirada Ururka Jaamacada Carabta ee Wadamada Afrikaan ah ee qaabilsan Dalka Itoobiya, Midawga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika. Safiirka ayaa la waddaagay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Abdullahi Ahmed Jama Ilka jiir oo xoojinaayo taageerada loo raadinaayo xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Africa ayaa maanta la kulmay  Safiirada Dalalka Seychelles, Tunisia iyo Safiirada Ururka Jaamacada Carabta ee Wadamada Afrikaan ah ee qaabilsan Dalka Itoobiya, Midawga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika.

Safiirka ayaa la waddaagay dhammaan   Safiiradda uu la kulmay ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay ka mid noqoshada Golaha Amniga iyo Nabadda iyo inay Soomaaliya kamid ahayd aas-aasyashii Ururka Midawga Afrika.

- Advertisement -

Sidoo kale kulamadaan uu maanta Safiirka Soomaaliya la yeeshay Safiiradda Wadamada Afrika ee saldhigoodu yahay magaalada Addis Ababa ayaa u sii gogol xaarayo “ Shirka caadiga ah ee 40 aad ee Golaha Wasiiradda Midawga Africa ee kadhici doona Xarunta Midawga Africa, Addis Ababa, 3-4 Feebaraayo 2022 iyo midka Madaxweyneyaasha.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya ayaa dadaal dheeri ah kubixinaayo sidii ay Soomaaliya ugu guuleysan lahayd kursiga Golaha Amniga ee Midawga Africa markii la gaaro doorashada bisha Febaraayo 2022.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts