HomeWararQarax Khasaaro gaystay oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax Khasaaro gaystay oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana la helayaa warar kaal duwan oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ka dhacay Meherad ganacsi oo ku taalla Magaalada Boosaaso, gaar ahaan aga-gaarka garoonka diyaaradaha Boosaaso. Goobta Qaraxu ka dhacay […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana la helayaa warar kaal duwan oo ku aaddan qaraxaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ka dhacay Meherad ganacsi oo ku taalla Magaalada Boosaaso, gaar ahaan aga-gaarka garoonka diyaaradaha Boosaaso.

- Advertisement -

Goobta Qaraxu ka dhacay waxaa ku sugnaa sida warar sheegayaan Saraakiil hore oo ka tirsanaa jiray dowladda iyop dad shacab ah , waxaana dad goobjoogayaal ah ay intaa ku dareen, in marka qaraxu dhacayay ay goobtu ahayd mid mashquul ah oo dad badani ku sugnaayeen.

Goobta oo ah Maqaayad ayaa waxaa inta badan isugu imaan jiray qaybaha kaal dwuan ee Bulshada, waxaana Qaraxaasi ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan la xaqiijin tirada saxda ah eek u dhimatay iyo inta ku dhaawacantay.

Ciidanka ammaanka ayaa gaaray goobta, waxaana ay sameeyeen howgallo, inkastoo aan wali la shaaacin dad loo sopo qabtay qaraxaasi.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories