HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug shahaado guddoonsiiyay Musharixiinta kuraas ka tirsan G/Shacabka

Guddiga Doorashada Galmudug shahaado guddoonsiiyay Musharixiinta kuraas ka tirsan G/Shacabka

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shahaadada Musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta  u taagan afar kursi oo Guddigu horay u shaaciyay in ay qaabn doonaan doorashadooda. Afarta Kursi oo dhawaan la shaaciyay doorashadooda ayaa waxaa ku tartami doona musharixiin dhowr ah, kuwaasi oo la filayo in doorashada kurasta maalimada berry ah la guda galo. kursiga […]

- Advertisement -

Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shahaadada Musharaxnimo guddoonsiiyay musharixiinta  u taagan afar kursi oo Guddigu horay u shaaciyay in ay qaabn doonaan doorashadooda.

Afarta Kursi oo dhawaan la shaaciyay doorashadooda ayaa waxaa ku tartami doona musharixiin dhowr ah, kuwaasi oo la filayo in doorashada kurasta maalimada berry ah la guda galo.

- Advertisement -

kursiga Sumaddiisu tahay HOP064 ayaa ka mid ah kuraasta musharixiinta u taagan la guddoonsiiyay Shahaadada, waxaana ku tartami doona musharixinta kala ah Mohamed Ibrahim Cali (Mohamed Cajiib) iyo Cabdullahi Iimaan Afrax.

Sidoo kale Kursiga kale ee HOP248 ayaa la diiwaan musharixiinta u taagan, oo kala ah  Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaanno Saadaq Joon iyo Cabdullahi Xirsi Diirshe.

Kuraasta kala ah  HOP#089  oo ay ku tartami doonaan Yaasiin Cabdi Jaamac, Qaasim Cabdikariin Cilmiseed, Baar Maxamed Raage iyo HOP096, oo ay ku tartami doonaan Qaali Axmed Diiriye iyo  Xakiimo Xirsi Cali ayaa iyagana Musharixinta u taagan la guddoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimo.

- Advertisement -

 

 

Latest stories