HomeWararDil ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in bartamaha Magaaladaas lagu dilay Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso ee Maamulka Puntland Barkhad Guduudane Buryar. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso ku dilay weerar gaadmo ah, xili uu ku sugnaa goob ku taalla bartamaha Magaalada, isagoona […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in bartamaha Magaaladaas lagu dilay Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso ee Maamulka Puntland Barkhad Guduudane Buryar.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso ku dilay weerar gaadmo ah, xili uu ku sugnaa goob ku taalla bartamaha Magaalada, isagoona u geeriyooday rasaas xoog leh oo ay dableyda ku furtay Taliyaha hore.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ayaa durbadii goobta uu falku ka dhacay tegay, isla markaana halkaas ka qaaday Meydka Marxuum Barkhad Guduudane Buryar oo laga yaqaanay gudaha Magaalada Boosaaso.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in laamaha amniga Puntland ay wadaan baaritaano kala duwan oo ay ku baadi goobayaan dableydii ka dambeysay dilka loo geystay Taliye Barkhad Guduudane, kuwaasi oo goobta ka baxsaday dilka kadib.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa horey uga dhacay dilal qorsheysan loo geystay Saraakiil, Taliyeyaal Ciidan iyo dad shacab ah, waxaana inta badan dilalkaas sheegtay Mas’uuliyadooda Al-shabaab iyo Daacish.

Latest stories