HomeWararWasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Faransiiska

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa  Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Faransiiska. Waxaana wafdiga hoggaaminyay Agaasimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Christophe Bigot, kaasi oo muqdisho soo garay,isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayay. Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa  Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Faransiiska.

Waxaana wafdiga hoggaaminyay Agaasimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Christophe Bigot, kaasi oo muqdisho soo garay,isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayay.

- Advertisement -

Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay horumarinta xiriirka labo geesoodka ah iyo xoojinta iskaashiga wadar geesoodka ah ee labada dal, iyadoo intii kulanku socday diiraadda lagu saaro qodobbo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dhinac.

Mas’uuliyiinta shiray ayaa Kulanka waxaa ay si gaar ah diiradda ugu saareen iskaashiga dhinacyada amniga, diblomaasiyadda, la dagaallanka argagixisada iyo arrimaha Gobolka Geeska Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts