HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa waxaa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dhinac iyo Arrimo ay kamid yihiin Iskaashiga dhinaca Ganacsiga. Wasiirka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed.

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa waxaa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dhinac iyo Arrimo ay kamid yihiin Iskaashiga dhinaca Ganacsiga.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Ciise Kayd ayaa sheegay waxaa uu sheegay in kulanka dhexmaray labada dhinac diirada lagu saaray Isticmaalka Dekadda Berbera oo ay Itoobiya dooneyso inta badan shixnadaha Jabuuti uga yimaadda inay dhanka Ber Bera soo mariso.

Sidoo kale Wasiir Dr Ciise Kayd ayaa intaas kusii daray in Madaxweynaha Somaliland iyo wafdigiisa ay kulamo kale la qaadan doonaan Safiiro ku sugan Addis Ababa iyo mas’uuliyiin kale oo ay kala hadlayaan Arrimo la xiriira Somaliland.

Latest stories