HomeWararAkhriso:-Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT oo la shaaciyay

Akhriso:-Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga loo xil-saaray qabashada doorashada Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray Jadwalka doorashada, iyagoona shaaciyey xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoomiyaha cusub ee Guddiga iyo ku-xigeenkiisa. Qoraal ay soo saareen Guddiga qaban-qaabada doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in Musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa uu kamid yahay Guddigooda, waxaana Musharaxiinta tartamaya laga qaadi […]

- Advertisement -

Guddiga loo xil-saaray qabashada doorashada Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal ayaa soo saaray Jadwalka doorashada, iyagoona shaaciyey xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoomiyaha cusub ee Guddiga iyo ku-xigeenkiisa.

Qoraal ay soo saareen Guddiga qaban-qaabada doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in Musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa uu kamid yahay Guddigooda, waxaana Musharaxiinta tartamaya laga qaadi doonaa lacago diiwaan-gelin ah.

- Advertisement -

Guddiga ayaa shaaca ka qaaday in Musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiyaha Guddiga laga rabo inuu bixiyo lacagta diiwaan-gelinta oo dhan 3 kun oo dollar, halka Musharaxiinta Guddoomiye ku-xigeenka la doonayo inay bixiyaan 2 kun oo dollar.

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa ayaa dhaceysa 15-ka Bishaan Janaayo oo ku beegan maalinta sabtida ah ee socota, waxaana la qorsheeyay inay doorashada ka dhacdo Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Akhriso Jadwalka lasoo saaray ee Doorashada.

- Advertisement -

Latest stories