HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Mas’uuliyiin katirsan labada gole ee Maamulka iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Mas’uuliyiin katirsan labada gole ee Maamulka iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa muqdisho kaga soo qeyb galay shirka madasha wadatashiga qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo laga soo saaray go’aamo Cusub oo lagu sii dhaqaajinayo doorashooyinka golaha shacabka ee qeybo kamid ah dalka ka bilowday.

Sidoo kale inta uu ku sugnaa Muqdisho, Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka qaarkood, isagoo kala hadlay dardar-gelinta doorashooyinka.

Latest stories