HomeWararAkhriso:-Guddiga FEIT oo magacaabay Guddiga Doorashada xilka Guddoomiyahooda

Akhriso:-Guddiga FEIT oo magacaabay Guddiga Doorashada xilka Guddoomiyahooda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal ahna Sii-hayaha xilka Guddoomiyaha  Guddigaas ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabanaya doorashada Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Mowliid Mataan Salaad ayaa waxaa uu ku magacaabay Guddiga doorashada xilka Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo ka kooban 5-xubnood, kana shaqeyn doona doorashada dhaceysa. Guddoomiye Mowliid Mataan […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal ahna Sii-hayaha xilka Guddoomiyaha  Guddigaas ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabanaya doorashada Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal.

Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Mowliid Mataan Salaad ayaa waxaa uu ku magacaabay Guddiga doorashada xilka Guddoomiyaha doorashooyinka heer Federaal, kuwaasi oo ka kooban 5-xubnood, kana shaqeyn doona doorashada dhaceysa.

- Advertisement -

Guddoomiye Mowliid Mataan Salaad ayaa faray xubnaha uu magacaabay inay gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday, isla markaana u diyaar garoowan qabashada doorashada xilka Guddoomiyaha Guddigooda.

Xunaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa dhawaan xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamad Xasan Cirro, iyagoona ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo inuu ku milmay Arrimaha siyaasadda dalka.

Maxamed Xasan Cirro ayaa kasoo horjeeystay xilka qaadista lagu sameeyay, wuxuuna sheegay in aan xilka Guddoomiyenimo ee Guddiga laga qaadin ee uu haayo,…

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Guddoomiye Mowliid Mataan.

Latest stories