HomeWararMuxuu Lafta-gareen ka yiri hannaanka doorashadu u socoto?

Muxuu Lafta-gareen ka yiri hannaanka doorashadu u socoto?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo xalay ka hadlayay meel fagaaro ah ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isaga uu ka mid ahaa dadkii qabay in doorashada ay kusoo dhammaan karto maanta oo taariikhdu tahay 20-ka bisha diseembar, 2021-ka. Balse waxa uu sheegay in doorashada tahay mid caqabado badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo xalay ka hadlayay meel fagaaro ah ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isaga uu ka mid ahaa dadkii qabay in doorashada ay kusoo dhammaan karto maanta oo taariikhdu tahay 20-ka bisha diseembar, 2021-ka.

Balse waxa uu sheegay in doorashada tahay mid caqabado badan “Doorashadani waa mid dadban, tii dadbanayd ee la yaqiinayna ma ahani, waa mid sii dadban” ayuu yiri Lafta Gareen oo ay hadalkiisa dhagaysanayeen Ra’isulwasaare Rooble iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada oo kasoo qeybgalay xafladda sanad guurada 3-aad ee kasoo wareegtay markii isaga xilka loo doortay.

- Advertisement -

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa ku adkaysanaya in doorashada labada gole ay u qabteen si waafaqsan habraacyadii doorashada oo ay ku jirto caddaalad, isaga oo gaashaanka u duruuray cabashooyinka qaar ka mid ah bulshada ay qabtay, wuxuuna ku dooday in kursi kasta uu kusoo baxay qof ka mid ah beeshii lahayd kursiga “Idinka haddii aad dad kale u rabteen dadkaasi nooma aysan imaanin” ayuu yiri Lafta Gareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts