HomeWararMaxaa ka jiraa in Turkiga uu Soomaaliya siinayo diyaaradaha Drones-ka ah?

Maxaa ka jiraa in Turkiga uu Soomaaliya siinayo diyaaradaha Drones-ka ah?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shirkii iskaashiga Turkiga iyo Afrika ee shalay lagu soo gabagabeyay magaalada Istanbuul ayaa madaxdii khudbadaha ka jeediyay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo madasha ka sheegay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee Soomaaliya yaalla. Sidoo kale muhiimadda ay leedahay horumarinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinacyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkii iskaashiga Turkiga iyo Afrika ee shalay lagu soo gabagabeyay magaalada Istanbuul ayaa madaxdii khudbadaha ka jeediyay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo madasha ka sheegay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee Soomaaliya yaalla.

Sidoo kale muhiimadda ay leedahay horumarinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinacyada dhaqaalaha, ammaanka, siyaasadda iyo is dhexgalka bulshooyinka .

- Advertisement -

Haddaba Turkiga iyo Soomaaliya xiriir wanaagsan ayaa mudaba ka dhaxeyay waxaana sidoo kale ka marneyn iskaashi inuu jiray.

Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegayo in Turkiga uu Soomaaliya u siinayo diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Drones-ka.

“Maya, anigu kuu xaqiijin maayo taas, warkaasna ma jiro” ayuu yiri Cabdirashiid Maxmed oo wareysi siiyay BBC-da.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in Turkiga uu Soomaaliya ka caawinayo dib u dhiska ciidamada iyo la dagaalanka kooxda Al Shabaab.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts