HomeWararDowladda Soomaaliya oo shir Caaalami ah uga qeyb galaysa dalka Pakistan

Dowladda Soomaaliya oo shir Caaalami ah uga qeyb galaysa dalka Pakistan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Bakistan. Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee magaladaas ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Bakistan, wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Islamabad uga qeyb galaya shirka 17-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Bakistan.

Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee magaladaas ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Bakistan, wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Islamabad uga qeyb galaya shirka 17-aad ee ururka iskaashiga islaamka (OIC), kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka islaamka ee ku midoobay ururkan.

- Advertisement -

Safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Bakistan Marwo Khadiijo Maxamed Al-makhzoumi, ayaa sheegtay in wasiirka iyo wafdigiisa ay magaalada Islamabad u tageen ka qeyb galka shir beri furmaya, kaas oo looga hadlayo arrimaha dalka Afgaanistan iyo sidii loo caawin lahaa shacabka dalkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts