HomeWararJabhadda Tigrey oo ka jawaabtay Eedeymo ay u soo jeediay Qaramada Midoobay

Jabhadda Tigrey oo ka jawaabtay Eedeymo ay u soo jeediay Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fallaagada Tigreega ee TPLF ayaa Jimcihii beenisay in magaalada Kombolcha ee waqooyiga Itoobiya ay ka bililiqeysteen kayd cunto ah oo loogu talagalay carruur ay nafaqo-xumo hayso. Diidmadan ayaa imaanaysa maalin kadib markii afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric uu sheegay in hay’ada Cunada Aduunka ee WFP ay joojisay qaybinta raashinka kadib “bililiqo maalmihii la soo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fallaagada Tigreega ee TPLF ayaa Jimcihii beenisay in magaalada Kombolcha ee waqooyiga Itoobiya ay ka bililiqeysteen kayd cunto ah oo loogu talagalay carruur ay nafaqo-xumo hayso.

Diidmadan ayaa imaanaysa maalin kadib markii afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric uu sheegay in hay’ada Cunada Aduunka ee WFP ay joojisay qaybinta raashinka kadib “bililiqo maalmihii la soo dhaafay loo geystay bakhaarro ku yaala Kombolcha, sida muuqatana ay geysteen qaar ka mid ah fallaagada Tigrayga iyo xubno ka tirsan dadka deegaanka”.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in la xaday “cunto aad u badan, oo ay ku jiraan waxyaabaha nafaqeynta ee carruurta ay hayso nafaqo-xumada”.

TPLF ayaa bayaan ay soo saartay Jimcihii ku sheegtay in arrimahaan ay yihiin “eedeymo aan sal iyo raad ahayn”.

TPLF ayaa dhanka kale “Hay’adaha Qaramada Midoobay, gaar ahaan WFP” ku eedaysay inay “ka gaabiyeen ama ka caga jiidayaan” qaybinta gargaarka bini’aadantinimo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts