HomeWararWiil Dhallinyaro ah oo Caawa Muqdisho ugu geeriyooday rasaas ay ku fureen...

Wiil Dhallinyaro ah oo Caawa Muqdisho ugu geeriyooday rasaas ay ku fureen Ciidamo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka ayaa Caawa agagaarka Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho fal dhaawac ah ugu geystay Wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Mooto Bajaaj. Dad goobjoogayaal ayaa soo weriyey in Wiilka dhalinyrada uu rasaasta kasoo gaaray dhaawac halis ah, isla markaana waxaa durbadii loo qaaday Isbitaalka Digfeer, si xaaladdiisa Caafimaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka ayaa Caawa agagaarka Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho fal dhaawac ah ugu geystay Wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Mooto Bajaaj.

Dad goobjoogayaal ayaa soo weriyey in Wiilka dhalinyrada uu rasaasta kasoo gaaray dhaawac halis ah, isla markaana waxaa durbadii loo qaaday Isbitaalka Digfeer, si xaaladdiisa Caafimaad loogu dabiibo.

- Advertisement -

Dhowr daqiiqo kahor ayaa waxaa la xaqiijiyay in Wiilka dhalinyarada ahaa uu u geeriyooday dhaawacii kasoo gaaray rasaasta ay Ciidamo ka tirsan dowladda ku fureen, xili uu marayay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Mahad Cabdiraxmaan Maxamuud, isagoona ahaa Wiil dhalinyaro ah, waxaana geeridiisa ay hareysay baraha Bulshada, iyadoona loo tacsiyeynayay.

Falkaan ayaa kusoo aaday, iyada oo xalay Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka ay Isgoyska Dabka ku dileen Wiil iyo Gabar walaalo ahaa oo lagu kala magacaabi jiray Sakariye Maxamuud Xasan iyo Sowdo Maxamuud Xasan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts