HomeWararDowladda oo shaacisay in Dad loo soo qabtay Dilkii loo geystay Sakariye...

Dowladda oo shaacisay in Dad loo soo qabtay Dilkii loo geystay Sakariye iyo Sowdo Kalafoge

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradxa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay Ciidanka dowladd ee lagu tuhmayo inay dileen Sakariye Maxamud Kalafoge iyo Sowdo Maxamud oo walaalo ahaa. Qoraal uu soo saaray Wasiirka Cadaaladda ayuu ku sheegay in Ciidanka amnaanka dowladda Federaalka ay gacanta kusoo dhigeen Ciidanka ka tirsan Milateriga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradxa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay Ciidanka dowladd ee lagu tuhmayo inay dileen Sakariye Maxamud Kalafoge iyo Sowdo Maxamud oo walaalo ahaa.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka Cadaaladda ayuu ku sheegay in Ciidanka amnaanka dowladda Federaalka ay gacanta kusoo dhigeen Ciidanka ka tirsan Milateriga dowladda ee xalay Isgoyska Dabka ee Muqdisho ku dilay Sakariye iyo Sowdo.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiir Cabduqaadir Maxamed ayaa xaqiijiyay in la qabtay Askari kamid ah Ciidanka dowladda oo isna Caawa Magaalada Muqdisho fal dhaawac ah ugu geystay Wiil dhalinyaro oo lagu magacaabo Mahad Cabdiraxmaan Maxamuud.

“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed  la wadaagayaa in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen dadkii lagu tuhunsanaa iney geeysteen dilkii walaalaheena Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen. Sidoo kale waxaa gacanta lagu soo dhigey qofkii dhibka u geystey walaalkeena Mahad Abdulrahman Mohamud” ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda xilgaarsiinta.

Wuxuu intaas kusii daray Wasiirka in dhammaan eedeysanaasha lagu tuhmayo inay dileen Sakariye Maxamud Kalafoge iyo Sowdo Maxamud oo ahaa walaalo iyo midkii dhaawacay Mahad C/raxmaan cadaaladda la horgeynayo.

- Advertisement -

Ehelada Sakariye Maxamud Kalafoge iyo walaashiis Sowdo Maxamud Kalafoge oo Maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Meydadka labada Marxuum la aasi doonin ilaa Cadaalad ay ka helaan, lana soo qabto Ciidankii falkaas geystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts