HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Magaalada Boosaaso iyo Ciidamo lagu daabulay

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Magaalada Boosaaso iyo Ciidamo lagu daabulay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Iyadoo Xalay Magaalada Boosaaso eee xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland si weyn looga dareemayay dhaq-dhaq Ciidan iyo saan-saan dagaal ayaa waxaa hadda lagu soo warramayaa in xaaladdu tahay mid deggan. Waxaa Magaalada tan iyo shalay Madaxtooyada Puntland ay Ciidamao farabadan ku daabulaysay Magaaalada Boosaaaso, waxaana la arkyay Ciidamo aad u hubeysan oo qaybo ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo Xalay Magaalada Boosaaso eee xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland si weyn looga dareemayay dhaq-dhaq Ciidan iyo saan-saan dagaal ayaa waxaa hadda lagu soo warramayaa in xaaladdu tahay mid deggan.

Waxaa Magaalada tan iyo shalay Madaxtooyada Puntland ay Ciidamao farabadan ku daabulaysay Magaaalada Boosaaaso, waxaana la arkyay Ciidamo aad u hubeysan oo qaybo ka mid ah Magaalada fariisimo ka sameysatay.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee aynu halkaas ka helayno ayaa kuw arramaya in saaka labada dhinac ay ku kala sugan yihiin goobihii ay ku waaberriisteen, iyadoo dadka Magaalada ay ku warramayaa in ay jirto cabsi weyn oo laga qabo in dagaal toos ah billowdo,maaddaama aysan jirin cid si toos ah u kala dhex-gashay labada dhinac oo isku hub aruursaanaya.

Xiisadda u dhexeysan Ciidanka PSF ta iyo Madaxtooyada ayaa ka dhalatay taliyihii Xilka laga qaaday, iyadoo taliyaha Cusub ee uu magacaabay Deni uusan ilaa iyo hadda tagin taliska Ciidanka PSF ta, waxaana khilaafka ka taagan Boosaaso u buuxsamay Todobaad, walina wax xal rasmi ah lama gaarin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts