HomeWararLafta-gareen oo farriin u diray Guddiga doorashada Koofur Galbeed

Lafta-gareen oo farriin u diray Guddiga doorashada Koofur Galbeed

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka, isagoo kala hadlay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka. Kulanka uu Madaxweyne Lafta gareen la qaatay Guddiyada  Doorashooyinka iyo Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa waxaa diiraadda intiisa badan lagu saaray doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka ee ka socota Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka, isagoo kala hadlay arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka.

Kulanka uu Madaxweyne Lafta gareen la qaatay Guddiyada  Doorashooyinka iyo Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa waxaa diiraadda intiisa badan lagu saaray doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka ee ka socota Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koofur Golbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Lafta-gareen ayaa   Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal (FIET) heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka, ku booriyay in hannaanka doorashooyinka sida ugu wanagaasn loo qabto, maaddama ay jiraan cabashooyin dhinacyada qaar la imaanaya.

Baydhaba ayaa waxaa ka socota doorashada Golaha Shacabka, waxana magaalada lagu doortay qaar ka mid ah kuraasta Xildhibaanada, iyadoo haddana loo madalsan yahay in gabi ahaanba lagu soo doorto Kuraasta Dowladda dhexe kasoo galaya KGS.

Latest stories