HomeWararDhacdo Naxdin leh:- Haweenay Soomaaliyeed oo Wiilkeeda Gowracday

Dhacdo Naxdin leh:- Haweenay Soomaaliyeed oo Wiilkeeda Gowracday

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Booliska St, Cloud ee gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Haweenay Soomaali ah, oo sida la sheegay Gowracday Will ay dhashay, waxaana faah faahin dheeraad ah laga helaya sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in Hooyadaasi ay Gowracdo Wiilkeeda. Sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska Hooyada  Soomaaliyeed oo ku nool St, Cloud ee gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska St, Cloud ee gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Haweenay Soomaali ah, oo sida la sheegay Gowracday Will ay dhashay, waxaana faah faahin dheeraad ah laga helaya sababta rasmiga ah ee ka dambeysay in Hooyadaasi ay Gowracdo Wiilkeeda.

Sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska Hooyada  Soomaaliyeed oo ku nool St, Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ayaa Gowracday Wiil ay dhashay, kaasi oo Maydkiisa ay ku ridday Goob qashinka loogu talagalay.

- Advertisement -

Haweenayda oo magaceeda Lagu soo koobay fardowso Cabdullaahi ayaa qiratay dambiga sida ay sheegeen Sraakiisha Boolisku, waxaana sababta rasmiga ee ka dambeysay in ay falkaas ku kacdo lagu sheegay in Aabbihii dhalay Wiilka uu ku Inkiray, kadibna ay nolosha dhaafisay Saqiirka, sida laga soo xigtay Saraakiisha gacanta ku haya Kiiska.

Haweenayda oo 26 jir ah ayaa haatan xabsiga ku jirta, waxaana wali socda baaritaanno dheeraad ah oo lagu sameynayo kiiska, iyadoo Bulshada Soomaaliyeed ee  ku nool gobolkaasi ay arrinta si weyn uga naxeen, maaddaama ay tahay dhacdo ugub ah oo inta badan aan looga baran Bulshada dhexdeeda.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts