HomeWararWararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Boosaaso iyo Xiisad ka taagan

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Boosaaso iyo Xiisad ka taagan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Magaalada Boosaaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa laga soo sheegayaa xaalad kacsanaan ah, kadib xiisad maal mahaan taagnayd oo u dhaxaysa Madaxa Puntland iyo Ciidanka PST-ta Puntland. Wararka ina soo gaaraya ayaa sheegaya in Xalay saqdhexe Ciidan Farbadan lagu daabulay Magaalada, kuwaasi oo sida la sheegay qayb ka noqon doona Ciidankii horay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Boosaaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa laga soo sheegayaa xaalad kacsanaan ah, kadib xiisad maal mahaan taagnayd oo u dhaxaysa Madaxa Puntland iyo Ciidanka PST-ta Puntland.

Wararka ina soo gaaraya ayaa sheegaya in Xalay saqdhexe Ciidan Farbadan lagu daabulay Magaalada, kuwaasi oo sida la sheegay qayb ka noqon doona Ciidankii horay u joogay eek a socday Madaxtooyada Puntland.

- Advertisement -

Labada dhinac ayaa wada abaabul sida wararku sheegayaan, waxaana dadka ku nool magaalada ay kusoo warramayaan in xaaladdu ay tahay mid kacsan, iyadoo ay jiro cabsi ay ka qabaan in lagu dul dagaalamo, maaddama Ciidanka PSF-ta ay iyaguna ku sugan yihiin qaybo ka mid ah Magaalada.

Iyadoo xiisaddaasi ay taagan tahay ayaa lagu soo warramayaa in Magaalada ay caadi kusoo laabteen Adeegyadii bulshada oo hakad u galay cabsi ballaaran oo laga qabay in dagaal dhaco, waxaana la arkayaa Xarumaha waxbarashada oo saaka dib u furmay, inkastoo weli labada dhinac ee PSF iyo Madaxtooyadu uusan u furmin wax wada-hadal ah oo ay difaacyada isugu jiraan.

Xiisadda Boosaaso ayaa kusoo aadaysa, iyadoo Madaxweynaha maamulkaasi Siciid cabdullaahi uu amray in cid waliba oo sharciga ku xad gudubta ay ciqaab mutaysan doonto,xili uu shalay ka qayb galay munaasab xil wareejin ah, sidoo kale Deni ayaa socdaal ku mari doona degaanno ka tiran Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts