HomeWararJubbaland oo faah faahin ka bixisay Dab ay ku dhinteen Hooyo iyo...

Jubbaland oo faah faahin ka bixisay Dab ay ku dhinteen Hooyo iyo Carruurteeda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay Dab geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed oo saaka ka kacay Guri ku yaalla deegaanka Goobwayn oo hoostega Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Taliyaha Booliska Jubbaland Maxamed Cabdi Sheekh Xujaale oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in dabka uu ahaa mid xoogan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay Dab geystay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed oo saaka ka kacay Guri ku yaalla deegaanka Goobwayn oo hoostega Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Taliyaha Booliska Jubbaland Maxamed Cabdi Sheekh Xujaale oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in dabka uu ahaa mid xoogan oo socday saacado dhowr ah, isla markaana markii dambe lagu guuleystay demista dabkaas.

- Advertisement -

Taliye Maxamed Xujaale ayaa xaqiijiyay in dabka ay ku dhinteen Hooyo iyo Carroortii ay ka dhashay oo laba Canug ahaa, waxaana Taliyaha uu sheegay in la helay laba Meyd, halka Meydka qof kalena lagu la’yahay Guriga gubtay.

Wuxuu intaas kusii daray Taliyaha Booliska Jubbaland Maxamed Cabdi Sheekh Xujaale in hanti farabadan uu baabi’iyey dabkii kacay oo gurmadka lagu demiyay dabkaas ay ka qeyb qaateen dadka degaanka deegaanka Goobwayn ee Jubbada Hoose

Dabka kacay ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay koronto ku jirtay Guriga, waxaana wararka ay intaas kusii darayaan in Guriga uu yaallay Shidaal ku jiray fuustooyin, isla markaana uu lahaa Nin Ganacsade ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts