HomeWararMadaxweyne Deni oo Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada Booliska Puntland

Madaxweyne Deni oo Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada Booliska Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa. Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Taliyeyaasha Nabadgalyada Wadooyinka, Hogaanka Hawlaha, Maaliyada iyo Saadka Booliska, baarista Danbiyada (CID) iyo Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska. Hoos ka Akhriso Magacyada hoggaamada Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay dhammaan hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Taliyeyaasha Nabadgalyada Wadooyinka, Hogaanka Hawlaha, Maaliyada iyo Saadka Booliska, baarista Danbiyada (CID) iyo Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada hoggaamada Ciidanka Booliska ee la magacaabay.

1-G/Sare Cabdiqani Saciid Saleeban waxaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Nabadgalyada Waddooyinka ee Ciidanka Booliska.

2: G/sare Maxamuud Faarax Maxamed waxaa loo magacaabay hogaanka Hawlaha ee Ciidanka Booliska.

- Advertisement -

3:G/sare Cabdi Yuusuf Muuse loo magacaabay Hogaanka  Maaliyada iyo Saadka Booliska.

4: G/Sare Axmed Cabdi Nuur loo magacaabay Taliye ku xigeenka Hogaanka Saadka iyo Maaliyada Ciidanka Booliska.

5: G/sare  Maxamed Cabdi Axmed loo magacaabay Hogaanka Tababarada Ciidanka Booliska Puntland

6: G/sare Ayaan Cabdulle Qarbe loo magacaabay Hogaanka xirirka Dadwaynaha iyo Xuquuqul inslaan Ciidanka Booliska

7: G/sare Aadan Axmed Cali loo magacaabay Taliye ku xigeenka 1aad ee Hogaanka baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska

8: G/sare Abshir Xuseen Siciid  loo magacaabay Taliye ku xigeenka 2aad Hogaanka Baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska.

9: G/dhexe Cabdifataax Cabdulqaadir Axmed loo magacaabay Hogaanka Ciidanka Booliska

10: G/sare Axmed Cabdi Sugulle waxaa loo magacaabay Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts