HomeWararAxmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Garoowe

Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhaweyd si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soodhaweeyay Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdulaahi Deni iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulkaasi Puntland. U jeedka safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in kulamo siyaasadeed uu la […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhaweyd si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soodhaweeyay Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdulaahi Deni iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulkaasi Puntland.

- Advertisement -

U jeedka safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in kulamo siyaasadeed uu la yeelan doono dhiggiisa Puntalnd Siciid Cabdulaahi Deni, waxaana inta uu Garoowe ku sugan yahay ay ka wada hadli doonaan arrimo ku aaddan doorashooyinka dalka.

Safarka Axmed Madoobe ayaa kusoo aadaya, iyadood alku uu doorsho ku jiro, lana guda gali doono doorashada Golaha Shacabka, waxaana wada hadalada iyo kulamada labada mas’uul uu yahay mid quseeya arrimaha doorashooyinka dalka.

Latest stories