HomeWararQaramada Midoobay oo ka dayrinaysa Xaaladda bini'aadanimo ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo ka dayrinaysa Xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa saadaalinaysa inay kordhi doonaan dadka kaalmada u baahan Soomaaliya sanadka soo socda ee 2022-ka, xilli abaarro darran laga soo werinayo qaybo ka tirsan gobollada Koonfurta, kuwa bartamaha iyo qaybo ka tirsan gobollada Waqooyi Bari.

Kooxda la socodka cimillada ayaa sheegaysa in roobbabka dayrta ee la filayay bilahan hadda lagu jiro aanay illaa hadda si wanaagsan u di’in taasoo uga sii daraysa abaarta ka taagan deegaannada qaar.

- Advertisement -

Tirada dadka u baahan kaalmada ayaa gaari doonta bisha May ee sanadka soo socda 7.7 milyan oo qof halka ay hadda ka tahay 5.9 milyan oo qof sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay.

Latest stories