HomeWararRa’iisul Wasaare Abiy oo beeniyay in Jabhadda TPLF ay kusoo dhawaatay Addis...

Ra’iisul Wasaare Abiy oo beeniyay in Jabhadda TPLF ay kusoo dhawaatay Addis Ababa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadal hayay madal looga hadalay wararka been abuurka ee ku aadan dagaalka ka socda dalkaas ayaa sheegay in uusan waxbo ka jirin wararka sheegayo in kooxaha fallaagada ay 100 ilaa 200 km u jirsadeen Addis Ababa. Wuxuu sheegay in wararka beenta ay ‘xusuusiyaan sida Madaxweyne Mangiste uu dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadal hayay madal looga hadalay wararka been abuurka ee ku aadan dagaalka ka socda dalkaas ayaa sheegay in uusan waxbo ka jirin wararka sheegayo in kooxaha fallaagada ay 100 ilaa 200 km u jirsadeen Addis Ababa.

Wuxuu sheegay in wararka beenta ay ‘xusuusiyaan sida Madaxweyne Mangiste uu dalka uga baxay sanadkii 1991 isla markaana cashar laga bartay’…

- Advertisement -

“Annagu laba dal ma lihin. qorshihii Mengistu lagu khal-khal galiyay ee dawladdii xilligaas lagu baddalay, waxaan ka barranay cashir. Waxaan leenahay qorshe cusub la yimaada,naguma qaldi kartaan wixii hore” ayuu yiri Abiy Axmed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts