HomeWararRa’iisulwasaare Rooble oo booqday xarumo ku yaalla degmada Balcad

Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday xarumo ku yaalla degmada Balcad

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada oo ay ka mid yihiin buundada Iyo suuqa degmada Balcad. Mudane Rooble oo uu kormeerkiisa ku wehliyaan madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen iyo madax kale ayaa waxay la kulmeen maamulka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada oo ay ka mid yihiin buundada Iyo suuqa degmada Balcad.

Mudane Rooble oo uu kormeerkiisa ku wehliyaan madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen iyo madax kale ayaa waxay la kulmeen maamulka iyo howl-wadeennada Isbitaalka, iyagoo kala sheekeystay baahiyaha halkaasi ka jira iyo sida ay howluhu u socdaan.

- Advertisement -

Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale soo indha-indheeyay Buundada dhexmarta Magaalada, isagoo u kuurgalay goobaha ugu halista badan ee uu fatahaadda ka sameeyo Webiga Shabeelle.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts