HomeWararMaamulka Gobol ka mid ah Puntland oo amaro Culus kusoo rogay dadka...

Maamulka Gobol ka mid ah Puntland oo amaro Culus kusoo rogay dadka degaanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Hayland ee Puntland ayaa amaro culus kusoo rogay dadka degaanka eek u nool Gobolkaasi, waxaana amaradaasi ay yihiin kuwo dhammaan la xariira Degaanka. Maamulka Gobolka ayaa mamnuucay waxyaabahan soo socda: 1- Jarista dhirta qoyan 2- Seeraysiga ama xirmaysiga geedaha 3- Deegaamaynta cusub sida: kaamanka, tuulooyinka IWM 4- Laynta ugaarta 5- Laansaarka guryaha 6- […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Hayland ee Puntland ayaa amaro culus kusoo rogay dadka degaanka eek u nool Gobolkaasi, waxaana amaradaasi ay yihiin kuwo dhammaan la xariira Degaanka.

Maamulka Gobolka ayaa mamnuucay waxyaabahan soo socda:

- Advertisement -

1- Jarista dhirta qoyan

2- Seeraysiga ama xirmaysiga geedaha

3- Deegaamaynta cusub sida: kaamanka, tuulooyinka IWM

- Advertisement -

4- Laynta ugaarta

5- Laansaarka guryaha

6- In geela la fariisiyo dooxooyinka

7- In geela iyo ariga la is dhex fariisiyo

8- Ceshiimada

Amarka kasoo baxay Maamulka Gobolka ayaa lagu sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ciddii ku xad gudubta amaradaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts