HomeWararGuddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna oo Wareysi bixiyay ka dib dagaalkii Guriceel

Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna oo Wareysi bixiyay ka dib dagaalkii Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ka hadlay arrimo badan oo kua aaddan xaaladaha Galmudug iyo dagaaladaadii dhawaan ka dhacay Gobolka Galgaduud.. Waxaana si gaar ah uu wareysi uu bixiyay uu diiradda ugu saarayay mowqifkiisa ku aaddan xaaladda Galmudug kaddib dagaalkii dhawaan dhex maray ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ka hadlay arrimo badan oo kua aaddan xaaladaha Galmudug iyo dagaaladaadii dhawaan ka dhacay Gobolka Galgaduud..

Waxaana si gaar ah uu wareysi uu bixiyay uu diiradda ugu saarayay mowqifkiisa ku aaddan xaaladda Galmudug kaddib dagaalkii dhawaan dhex maray ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug oo la sheegay inay gacan ka helayeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalkii khasaaraha dhaliyay ee ka dhacay Guriceel, balse waxa uu sheegay inuu ahaa “mid iyaga lagu soo qaaday”.

Sidoo kale Sheikh Maxamuud ayaa Eedeyn gaar ah ayuu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada xoogga dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo uu sheegay in uu hoggaaminayay dagaalka.

Dhawaan ayay ahayd markii Magaalada Guruceelee Gobolka Galgaduud uu ka dhacayd agaal khasaaro badan dhaliyay, Dagaalkaasi ayaa soo idlaaday kaddib markii xoogagga Ahlu Sunna ay ka baxeen magaalada Guriceel oo ahayd halka lagu dagaallamayay, waxaana wixii xilligaas ka dmabeeyay ay hoggaanka Ahlu Sunna sheegeen in qorshahoodu uu yahay “in ay sii wadi doonaan fikirkii ay ku shaqeynayeen iyo qaabkii ay u shaqeynayeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts