HomeWararFaah Faahin: Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Baardheere

Faah Faahin: Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Baardheere

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Qarax xooggan oo ka Dhacay Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi. Wararka inaga soo gaaraya Baardheere ayaa sheegay in Qarax Xooggan oo khasaaro badan dhaliyay uu ka dhacay Baardheere Gaar ahaan Gudaha Xeradda Ciidamadda Dhibowga ah. Qaraxa ayaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Qarax xooggan oo ka Dhacay Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan Qaraxaasi.

Wararka inaga soo gaaraya Baardheere ayaa sheegay in Qarax Xooggan oo khasaaro badan dhaliyay uu ka dhacay Baardheere Gaar ahaan Gudaha Xeradda Ciidamadda Dhibowga ah.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan labo qof, waxaaana sidoo kale ku dhaawacmay dad intaaasi ka badan, waxaana wararku intaasi ay ku darayaan in 4 Askari oo ka tirsan ciidamadda Dowladda ay ka mid yihiin dadka ku dhaawacmay Qaraxaasi.

Wali lama helin faah faahiino dheeraad oo ku aaddan Qaraxa, balse waxaa lasoo sheegayaa in xaaladda dhaawacyada wali lala taacaalayo, iyadoo sida la sheegay ay jiraan dad u dhintay dhaawacyadii soo gaaray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts