HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble iyo James Swan oo ka wada hadlay Doorashada Golaha...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo James Swan oo ka wada hadlay Doorashada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Rooble iyo James Swan ay ka wada hadleen dardargelinta doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Rooble iyo James Swan ay ka wada hadleen dardargelinta doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo iyo dhaqaale ee Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa isla gartay sida ay muhiimka u tahay in la dedejiyo howlaha doorashooyinka gaar ahaan doorashada Golaha Shacabka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay ugu boorriyay dowlad-goboleedyada sida Jubbaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmduug in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan qabashada doorashooyinka Golaha Shacabka BFS.

Beesha Caalamka ayaa dhawaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka dalbatay inay dardar-geliyaan doorashooyinka dalka, xili ay walaac ka muujiyeen dib u dhac doorashada, iyagoona ku baaqay in la dhameyrito doorashada kahor dhammaadka sanadkaan 2021.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts