HomeWararCiidanka NISA oo gacanta ku dhigay Shabakad isku xiran oo ka tiran...

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Shabakad isku xiran oo ka tiran Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hay’adda Nasadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha Nabad sugida Maamulka Koonfur Galbeed Maxamuud Maxamed Xasan Shaahiyow ayaa sheegay in tirada la qabtay ay gaareyso 12-ruux, islamarkaana hadda ay ku jiraan gacanta laamaha amniga, ayna ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Nasadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigtay Shabakad Alshabaab ay u diyaarisay qalqal-gelinta Amniga magaalada Baydhabo oo Xarun KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Taliyaha Nabad sugida Maamulka Koonfur Galbeed Maxamuud Maxamed Xasan Shaahiyow ayaa sheegay in tirada la qabtay ay gaareyso 12-ruux, islamarkaana hadda ay ku jiraan gacanta laamaha amniga, ayna ku socdaan baaritaano kala duwan.

- Advertisement -

Shabakadda ay Ciidamada Amniga ee NISA ay qabteen ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan dad qaba Baahiyaha gaarka ah, kuwaas oo ciidamadu ay baaritaan ku sameynayaan.

Taliyaha Nabadsugida Maamulka Koonfur Galbeed Maxamuud Maxamed Xasan ayaa waxaa uu intaas hadalkiisa kusii daray in xubnaha gacanta lagu dhigay la horkeeni doono Cadaaladda,

Soo qabashada Shabakadan ayaa waxaa la sheegay inay timid, kadib markii shacabka iyo laamaha amniga magaalada Baydhabo ee Xarunta Baay  ay wadashaqeyn yeesheen, sidaasina lagu qabtay xubnaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts