HomeWararMadaxweynaha DDS oo shaaciyay in Tigray ay ka difaacayaan Magaalada Addis Ababa

Madaxweynaha DDS oo shaaciyay in Tigray ay ka difaacayaan Magaalada Addis Ababa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay diyaar yihiin in fallaagada Tigray-ga ay ka difaacaan magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Mustafe Muxumed Cagjar oo xalay magaalada Jigjiga kula hadlayay qaar ka mid waxgaradka deegaankaasi ayaa sheegay in aanay aqbali doonin cidkasta oo Addis Ababa timaada oo maamul u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay diyaar yihiin in fallaagada Tigray-ga ay ka difaacaan magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Mustafe Muxumed Cagjar oo xalay magaalada Jigjiga kula hadlayay qaar ka mid waxgaradka deegaankaasi ayaa sheegay in aanay aqbali doonin cidkasta oo Addis Ababa timaada oo maamul u sooo dhista deegaanka ama keenta ciidan aan kan federaalka ahayn.

- Advertisement -

Waxa uu carrabka ku adkeeyay in xaaladda taagan aanay u baahnayn mucaarad iyo muxaafad ee ay tahay oo kaliya in cadowga laga wada hortago, sla mar ahaantaana ka maamul ahaan aysa dan u ahay soo laabashada Tigray.

“Annagu waxaannu aaminsannayay Tigree soo laabta in aanu waddo noo ahayn”.

Mar uu ka hadlayay fallaagada Tigray iyo waxa maamulkiisa uga qorshaysan waxa uu sheegay in aanay marna aqbali doonaan in Tigreegu ay qabsadaan magaalada Addis, haddii ay dhacdana in ay iyaguna ay geli doonaan oo halkii dagaal ku dhex mari doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts