HomeWararXildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka oo Goor dhow la doortay

Xildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka oo Goor dhow la doortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa daqiiqado kahor kusoo dhammaatay doorashada kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada kursiga ugu horreeya Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP239 ayaa waxaa ku tartamay Marwo Mushtaaq Ibraahim Yusuf iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa daqiiqado kahor kusoo dhammaatay doorashada kursiga ugu horreeya ee Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada kursiga ugu horreeya Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay HOP239 ayaa waxaa ku tartamay Marwo Mushtaaq Ibraahim Yusuf iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

- Advertisement -

Doorashada ayaa waxaa coddeeyay 101 Ergo oo lasoo xulay, kuwaasi oo Mahdi Maxamed Guuleed Khadar u doortay inuu noqdo Xildhibaanka ugu horreeya ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta doorashada, wuxuuna uu shaaciyay in Mahdi Guuleed uu helay 97 Cod, halka Marwo Mushtaaq Ibraahim ay heshay 3 Cod , waxaana halaabay 1 Cod.

Doorashada Maanta ka dhaceysa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ah xubno ka socda Guddiyada doorashooyinka Federaalka, xalinta khilaafaadka iyo kuwa Somaliland iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts