HomeWararTOOS:-Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo ka socota Magaalada Muqdisho

TOOS:-Doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo ka socota Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Goordhow Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka bilaabatay Doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Kursiga ugu horreeya ee tirsigiisu yahay HOP239 ayaa waxaa ku tartamaya laba Musharax oo kala ah Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Marwo Mushtaaq […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka bilaabatay Doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Kursiga ugu horreeya ee tirsigiisu yahay HOP239 ayaa waxaa ku tartamaya laba Musharax oo kala ah Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Marwo Mushtaaq Ibraahim Yusuf.

- Advertisement -

Sidoo kale xubnaha ku tartamaya doorashada labada kursi ee Golaha Shacabka ayaa waxaa kamid ah Biixi Iiman Cige oo kamid Afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP237.

101 Ergo ayaa dooraneysa Musharaxiintan, waxaana soo dhammaatay codeynta ergooyinka, isla markaana waxaa bilaabatay tirinta Codadka doorashada oo uu ku horreeyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed.

Doorashada Maanta ka dhaceysa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ah xubno ka socda Guddiyada doorashooyinka Federaalka, xalinta khilaafaadka iyo kuwa Somaliland iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts