HomeWararXildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

Xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Doorashada kursiga labaad ee tirsigiisu yahay HOP237 ee Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa kusoo idlaatay Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska dowladda Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho. Doorashada kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Ismaaciil iyo Biixi Iimaan Cige oo afartii lasoo dhaafay ka tirsanaa Golaha Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada kursiga labaad ee tirsigiisu yahay HOP237 ee Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa kusoo idlaatay Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska dowladda Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

Doorashada kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Ismaaciil iyo Biixi Iimaan Cige oo afartii lasoo dhaafay ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka 10-aad ee waqtigoodu dhammaaday.

- Advertisement -

Biixi Iimaan Cige ayaa mar kale loo doortay inuu noqdo Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, kaasi oo ay doorteen 101 ergo oo lasoo xulay, isla markaana waxaa uu helay Codad gaaraya 91 Cod, halka Musharax Cabdiraxmaan uu isna helay 9 Cod.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo shaaciyay natiijada ayaa sheegay in hal Cod uu halaabay, isla markaana uu doorashada kursiga labaad ku guuleystay Biixi Iimaan Cige oo horey uga tirsanaa Golaha Shacabka.

Biixi ayaa noqonaya Xildhibaankii labaad ee kusoo baxay doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, waxaana Xildhibaankii ugu horreeyay noqday Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts