HomeWararRW Rooble oo War kasoo saaray Doorashada Golaha Shacabka ee Maanta bilaabatay

RW Rooble oo War kasoo saaray Doorashada Golaha Shacabka ee Maanta bilaabatay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta oo Isniin ah ka bilaabatay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu hambalyo ugu diray laba Xildhibaan oo loo doortay inay kamid noqdaan Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad ee Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta oo Isniin ah ka bilaabatay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu hambalyo ugu diray laba Xildhibaan oo loo doortay inay kamid noqdaan Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad ee Golaha Shacabka, kuwaasi oo kala Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Biixi IImaan Cige.

- Advertisement -

Rooble ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in doorashadii Xildhibaannada Golaha Shacabku ay maanta si rasmi ah noogu bilaabatay, isagoona Xildhibaanada la doortay Alle uga baryay inuu la garab galo mas’uuliyadda cusub.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowlad Goboleedyada ka Codsaday in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Golaha Shacabka Federaalka, wuxuuna rajeeyay in howlaha doorashooyinku guul noogu soo dhammaadaan.

“Waxaan ku faraxsanahay in doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabku ay maanta si rasmi ah noogu bilaabatay. Waxaan dowlad-goboleedyada ka codsanayaa in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Golaha Shacabka, anigoo rajeynaya in howlaha doorashooyinku guul noogu soo dhammaadaan” ayuu yiri RW Rooble.

- Advertisement -

Ergada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Xildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka u doortay inuu noqdo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Biixi IImaan Cige oo horey uga tirsanaa Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts