HomeWararDuqa Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Somalia

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub u jooga  Dalka Soomaaliya Mss Tiina Intelmann. Kulanka Guddoomiye Cumar Filish iyo  Mss Tiina Intelmann ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen doorashooyinka soo socda ee la filaayo inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir la yeeshay safiirka cusub ee Midowga Yurub u jooga  Dalka Soomaaliya Mss Tiina Intelmann.

Kulanka Guddoomiye Cumar Filish iyo  Mss Tiina Intelmann ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen doorashooyinka soo socda ee la filaayo inay ka dhacaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday Arrimaha Amniga Gobolka, shaqa abuurka, xal u helida maareenta Barakacyaasha, iyo dib-udhiska magaalada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa safiirka cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya Mss Tiina Intelmann ugu hambalyeeyay xilka culus ee loo soo Magacaabay.

Dhinaca kale safiirka cusub ee Midowga Yurub u jooga  Dalka Soomaaliya Mss Tiina Intelmann ayaa Guddoomiye Cumar Filish uga mahadcelisay soo dhaweynta uu u sameeyay, iyadoo sheegtay inay la shaqeyneyso Maamulka Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts