HomeWararWafdi ka socday Dowladda Somalia oo ka qeyb galay Shirka Booliska Bariga...

Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo ka qeyb galay Shirka Booliska Bariga Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshasa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo uga qeyb galay Shir sannadeedka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliiska Bariga Afrika. Shirka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliska ayaa waxaa looga hadlaayay isdhaafsiga Xogaha amni & iskaashiga Booliiska ee dalalka ka tirsan ururkan Iskaashiga Madaxda ee Bariga Afrika. Jeneraal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshasa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo uga qeyb galay Shir sannadeedka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliiska Bariga Afrika.

Shirka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliska ayaa waxaa looga hadlaayay isdhaafsiga Xogaha amni & iskaashiga Booliiska ee dalalka ka tirsan ururkan Iskaashiga Madaxda ee Bariga Afrika.

- Advertisement -

Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shir ka jeediyay Warbixin uu uga hadlaayay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha amniga doorashooyinka soo socda ee dalka ka dhacaya.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay horumarinada Ciidanka Booliska dowladda ka gaareen tababarada kala duwan ee la siiyay.

Shir sannadeedka Ururka Iskaashiga Madaxda Booliiska Bariga Afrika ee ka qabsoomay Magaalada Kinshasa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyeyaal Ciidan Boolis iyo Saraakiil ka socday dalalka Bariga Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts