HomeWararGuddiyada Doorashooyinka oo Shir ka yeeshay xaraynta Ergada doorashada Golaha Shacabka

Guddiyada Doorashooyinka oo Shir ka yeeshay xaraynta Ergada doorashada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa Shir gaar ah oo looga hadlay doorashooyinka soo socda ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo socday saddexdii maalin ee lasoo dhaafay. Shirkaan ayaa waxaa sigaar ah diirada looga saaray sidii loo bilaabi labaa xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xubnaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa Shir gaar ah oo looga hadlay doorashooyinka soo socda ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo socday saddexdii maalin ee lasoo dhaafay.

Shirkaan ayaa waxaa sigaar ah diirada looga saaray sidii loo bilaabi labaa xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xubnaha Guddiga ay siweyn uga doodeen qaabka loo bilaabayo xaraynta ergada.

- Advertisement -

Guddiyada ayaa tilmaamay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ay bilaaban doonto maalmaha soo socda, isla markaana ay rajo wanaagsan ka qabaan in doorashaas ku dhacdo 50-kii maalmood ee loo qabtay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa maamulada Jubbaland iyo Galmudug ka dalbaday soo dhameystirka doorashada kuraasta Aqalka Sare oo ku harsan maamuladaas, ayna rajeynayaan in la dhameystiro.

Shirka Guddiyada ayaa waxaa ka qeybgalay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal, kaasi oo isugu yeeray Shir gudoonada Gudi hoosaadka Doorashooyinka Somaliland, Galmudug, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Banaadiriga iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts