HomeWararSenator loo doortay Aqalka Sare oo shaaciyay inuu isku day Dil ka...

Senator loo doortay Aqalka Sare oo shaaciyay inuu isku day Dil ka badbaaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo shalay loo doortay inuu noqdo Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka badbaaday isku day dil. Qoraal uu soo saaray Prof. Cabdi Ismaaciil ayuu ku sheegay inuu ka badbaaday isku day dil bahalnimo ah oo wax uu ugu yeeray argagaxisada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo shalay loo doortay inuu noqdo Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu ka badbaaday isku day dil.

Qoraal uu soo saaray Prof. Cabdi Ismaaciil ayuu ku sheegay inuu ka badbaaday isku day dil bahalnimo ah oo wax uu ugu yeeray argagaxisada ku sheegay inay isku dayday falkaas oo uusan sheegin goobta uu ugu badbaaday.

- Advertisement -

Senator-ka dooran ee Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay inuu u shaqeyn doono qaranka Soomaaliya, isla markaana aan loogu hanjabi karin dil, waa sida uu ku sheegay Qoraal uu kusoo qoray bartiisa gaarka ah Cabdi Ismaaciil.

“Alhamdulilah waxaan ka badbaaday isku day dil bahalnimo ah oo ay argagaxisadu isku dayday balse kuma guulaysan iiguma caga juglaynkartaan dil waana ushaqayn doonaa qarankayga intaan noolahay inshallaah” ayuu yiri Qoraalka Prof. Cabdi Ismaaciil.

Shalay ayey markii Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo doortay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, wuxuuna kusoo baxay codad gaaraya 25 cod, waxaana doorashada kursigaas la galay laba wareeg oo doorasho ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts