HomeWararGalmudug oo Digniin u dirtay Rag Maleeshiyaad ah oo abaabul wada

Galmudug oo Digniin u dirtay Rag Maleeshiyaad ah oo abaabul wada

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Cismaan Cali Hudey ayaa ka hadlay abaabul rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ay ka wadaan gudaha degmadaas. Taliye Cismaan Hudey oo gelinkii dambe ee galabta la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in laamaha amniga ay gacan bir ah ku qaban doonaan kooxo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Cismaan Cali Hudey ayaa ka hadlay abaabul rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ay ka wadaan gudaha degmadaas.

Taliye Cismaan Hudey oo gelinkii dambe ee galabta la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in laamaha amniga ay gacan bir ah ku qaban doonaan kooxo uu sheegay in ay wadaan duulaan ka dhan ah laamaha amniga Guriceel.

- Advertisement -

Taliyaha Booliska ayaa waxaa uu sheegay in maleeshiyaadka hubeysan ee wada abuubulka ay doonayaan inay qabsadaan degmada Guriceel, hayeeshee marnaba aysan aqali doonin arrintaas, isla markaana ay ka hortegi doonaan maleeshiyaadka is abaabulayo.

Isaga oo hadlaayay Taliye Cismaan Cali Hudey ayaa waxaa uu yiri “Qof kasta oo ku fakaraya in uu amaanka carqaladeeyo ha ogaado in aan gacan bir ah ugu jawaabeyno oo uusan guul kala hoyaadi doonin isku day kasta.”

Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa abaabul weyn ka wada maleeshiyaad ka gadoodey dil habeebo kahor Booliska u geysteen Nin hubeysan, kaasi oo u dhintay dhaawac kasoo rasaasta ay isugu jawaabeen askar waardiye ka aheyd Bar koontarool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts