HomeWararProf. Cabdiwahaab Cabdisamad oo lasii daayay kadib Afduub loo haystay

Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad oo lasii daayay kadib Afduub loo haystay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa xorriyaddiisa dib u helay Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida dalka Kenya, kadib muddoo 10 maalmood ah oo afduub ahaan loo haystay. Xubno ka tirsan Qoyskiisa ayaa sheegay in hadda uu nabad qabo Cabdiwahaab, waxaana intaasi ay ku dareen in ay haystaan Ciidanka Sirdoonka Kenya. Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad ayaa si weyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xorriyaddiisa dib u helay Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida dalka Kenya, kadib muddoo 10 maalmood ah oo afduub ahaan loo haystay.

Xubno ka tirsan Qoyskiisa ayaa sheegay in hadda uu nabad qabo Cabdiwahaab, waxaana intaasi ay ku dareen in ay haystaan Ciidanka Sirdoonka Kenya.

- Advertisement -

Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad ayaa si weyn waxaa uu kaga hadli jiray arrimaha siyaasadda Soomaaliya,waxaana inta badan qoraaladiisa wareysiada uu bixiyo uu ku taageeri jiray Madaxweyne farmaajo.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin cidda uu u Afduubnaa, iyo halka lagu hahay,balse ehelkiisu waxaa ay sheegeen uun in hadda lasii daayay oo uu nabad qabo.

Tan iyo markii la Afduubtay waxaa la weysanaa nolol iyo geeri toona, waxaana xaaskiisa oo warbaahinta la hadashay ay dhowr jeer sheegtay in ay macquul tahay in Afduubkiisa ay ku lugleedahay Xukuumadda Soomaaliya, inkastoo warkaasi aysan jirin cid caddeysay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts