HomeWararMustafe Cagjar oo beeniyay warar laga faafiyay Shidaalka laga qodayo Qorraxeey

Mustafe Cagjar oo beeniyay warar laga faafiyay Shidaalka laga qodayo Qorraxeey

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Galbeed Mustafe Muxumed Cumar, ayaa beeniyay in shidaalka laga qodayo qeybo ka mid ah gobolka Qorraxeey ay ka dhasheen cudurro aan horey loo arag oo saameyn ku yeeshe shacabka halkaasi deggan. Mustafe Cagjar oo haatan booqasho ku maraya qaar ka mid ah degmooyinka gobolkaasi ayaa sheegay in maamulkiisu uu diyaar u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Galbeed Mustafe Muxumed Cumar, ayaa beeniyay in shidaalka laga qodayo qeybo ka mid ah gobolka Qorraxeey ay ka dhasheen cudurro aan horey loo arag oo saameyn ku yeeshe shacabka halkaasi deggan.

Mustafe Cagjar oo haatan booqasho ku maraya qaar ka mid ah degmooyinka gobolkaasi ayaa sheegay in maamulkiisu uu diyaar u yahay in baaritaan lagu sameeyo cabashada shacabka ee deegaannada ee la xiriirta shidaal qodistu ay ka socoto.

- Advertisement -

Shacabka degmooyinka gobolkaasi ee shidaal qodista ay ka socoto ayaa dhowaanahan ka cabanayay cuduro aan horay loo arag oo ay u sababeynayaan shidaalka.

“Dhibaatooyinka shacabka ay sheegayeen muddo ayey soo taagnaayeen. Waxaa soo baxay cudurro aaggan lagu aqoonin.”

Mustafe Cumar wuxuu sheegay in haddii ay soo ifbaxdo dhibaatadan caafimaad darro ay xukuumadda diyaar u tahay sidii looga hortaggi lahaa.

- Advertisement -

“Haddii ay soo baxdo in wax ka duwan waxa dadka ay sheegayaan oo ah inay dillaacaan cudurro aan aaggan lagu aqoonin; xukuumadda diyaar bey u tahay in ilaa heer caalami ay la kaashato sidii loo xallin lahaa,” ayuu yiri Mustafe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts