HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka tiirka dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka tiirka dhaqaalaha

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda. Inta uu socday shirkaan oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble ayaa waxaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka. […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ka qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda.

Inta uu socday shirkaan oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble ayaa waxaa Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku ku soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale, Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xilgaarsiinta ayaa madasha shirka tiirka dhaqaalaha soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.

Shirka tiirka dhaqaalaha ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo kamid yihiin Wasiirka qorsheysan Jamaal Maxamed Xasan, Wasiir Xil. Khaliif Cabdi Cumar iyo Mas’uuliyiin kale.

Latest stories