HomeWararXildhibaan Caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood iyo faah faahin laga helay

Xildhibaan Caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka Magaaladaas. Rag ku hubeysnaa Bastoolad oo aan heybtooda la garan ayaa Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Cardoofe ku toogtay afaafka hore ee hoygiisa, isagoo u geeriyooday rasaas dhowr ah oo lagu dhuftay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka Magaaladaas.

Rag ku hubeysnaa Bastoolad oo aan heybtooda la garan ayaa Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Cardoofe ku toogtay afaafka hore ee hoygiisa, isagoo u geeriyooday rasaas dhowr ah oo lagu dhuftay.

- Advertisement -

Goobta uu falku ka dhacay ayaa waxaa durbo ka cararay raggii khaarijiyey Marxuum Cabdirisaaq Maxamed Cilmi oo kamid ahaa Xildhibaanada Golaha deegaanka Magaalada Laascaanood, sidoo kalena ka tirsanaa Xisbiga Waddani ee Somaliland.

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Caawa howlgalo kala duwan ka wada Laascaanood oo ay ku gaadi goobayaan raggii hubeysnaa ee ka dambeeyay dilka Xildhibaanka, welina ma jio wax war ah oo kasoo baxay Somaliland.

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa dhowr horey uga dhacay dilal qorsheysan oo lagu fuliyey Mas’uuliyiin iyo xubno kale, waxaana inta badan falalkaas geystay rag hubeysan oo aan heybtooda la garan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts