HomeWararXasan Sheikh “Farmaajo waa inuu ka waantoobaa Carqaladeynta dadaalada Ra’iisul Wasaaraha”

Xasan Sheikh “Farmaajo waa inuu ka waantoobaa Carqaladeynta dadaalada Ra’iisul Wasaaraha”

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa war kasoo saaray Go’aankii R’iisul Wasaare Rooble xilka kaga qaaday Taliyihii Hay’adda Naabd Sudidda iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin, sidoo kalena waxaa uu hambalyo u diray Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee Hey’adda NISA Sarreeye Huud Bashiir Maxamed Jaamac. Hassan Sheikh ayaa xusay in Ra’iisul Wasaaraha uu mas’uul ka yahay dhammaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa war kasoo saaray Go’aankii R’iisul Wasaare Rooble xilka kaga qaaday Taliyihii Hay’adda Naabd Sudidda iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin, sidoo kalena waxaa uu hambalyo u diray Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee Hey’adda NISA Sarreeye Huud Bashiir Maxamed Jaamac.

Hassan Sheikh ayaa xusay in Ra’iisul Wasaaraha uu mas’uul ka yahay dhammaan hay’adaha fulinta dalka oo ay ku jiraan kuwa ammaanka, isagoo tilmaamay in jiritaanka hay’ado ammaan oo aan Ra’iisul Wasaaraha ka amar qaadanna ay albaabka u fureyso xasillooni darro iyo sameysanka kooxo hubeysan oo aan sharci ahayn, isla markaana dalka u horseeda burbur.

- Advertisement -

Waxaa uu ugu baaqay dhammaan qeybaha ka duwan ee bulshada in ay garab istaagaan dadaallada uu Ra’iisul Wasaaruhu caddaaladda ugu raadinayo Ikraan Tahliil.

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ayuu usoo jeediyay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud in uu ka waantoobo carqaladeynta dadaallada Ra’iisul Wasaaraha, maadaama uu baarlamaanka iyo ummadda Soomaaliyeed hortooda ugu wareejiyay mas’uuliyadda dalka, kadib markii uu muddo xileedkiisu dhamaaday.

 

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts